Posts

Showing posts from February, 2021

Baaq ku wajahan siyaasiyiinta Somalida

Waxaan halkaan baaq uga dirayaa dhammaan Murashaxiinta Soomaaliyeed ee u sacyinaya inay ku guulaystaan madaxtinimada Wadanka, in loo Tartamo Wadanka wax ceeb ah malahan laakiin waa in kursiga lagu raadiyo waddo nabadeed oo aan Wadanka iyo Shacbigan Taagta daran aan loo horseedin dhib horleh annagoo waliba og meeshaan ka imaanay iyo waxaan dhib soo marnay intaba,  

Ogaysiis

 Waxaan ogaysiinayaa dhammaan walaalaha inay ka faa'iidaystaan Page ka Ustaad Amiin.